Skip to main content

Featured

sheekooyin kaa qoslin doona oo aad u xamaasad badan

Sheekada Koobaad: Hooyo ayaa ka shakisay wiilkeeda inuu la seexdo gabadha uu la ijaartey aqalka .... maxay samaysey yaab: Hooyo ayaa waxa ayka shakisey wiilkeeda, kadib waxa ay ku booqatey aqalkii uu dagenaa oo ay gabadh ku weheliso si ay jiiraanka ula bixiso. Hooyadu waxa ay aaminsaneyd in xidhiidh uu ka dhaxeeyo. Waa ay martidey, wiilkeeda iyo gabadhii la daganeydba aad bey usoo dhaweyen Wax caawimo ah may siinin wiilkeeda xaga cunto kariska iyo xaga nadaafada midnaba. Si ay u ogaato balse waxa ay ogaatey in gabadhu ay tahey mid cuntada iyo nadaafada aqalkaba ilaalisa. Shakigeedana aadbuu usii batey. Waxa ay aad indhahooda ula raacdaa marka lafadhiyo miiska cuntada.  Wiilku waxa uu ahaa mid dareensan shakiga hooyadiisa, aad baanu isku iaalin jirey, hooyadii waxa uu ku odhan jirey waxba nagama dhaxeyan. Hooyadii maalmo kadib waa iska noqotey.  Mudo todobaad ah kadib gabadhii waxa ay ogaatey in aqalka uu ka maqanyahey bileedhkii dahabiga ahaa waxa ayna usheegtey wiilkii inuu h...

Gabadhii jeclaatey wadaadka ❤








Beribaa waxa ladhahey gabadh xaas ah ayaa waxa ay jaceel daran u qaaday wadaadkii masaajidka mu-adinka ka ahaa.
Waxaa uu aadanka ku qornaa salaada duhur iyo casar waanay sugi jirtey aadankiisa.
Maalin danbe ayaa ayada oo la fadhida odeygeedii wadaadkii adimey kadib odeygii oo sheeko u wada tidhi wadaadkii fiicnaabaa eedaamayee sug bal iga aamu .....
Odeygu dhawr maalinba xaaladaasi wey ku habsatey waanu ka hinaasey.

Wuxuu helay fikrad ah inuu gabadha hubsado maalinkii danbe ayaa uu usheegey inuu safar maalin ah maqnaan doono weyna ka aqbashey.
Habeenimadii markii lagaadhey safarba ma aadininee inta uu khamiis iyo cumaamad soo qaatey ayaa uu gurigiisii albaabka soo qaraacey asaga oo leh naa xaajiyo waa sheekh hebelee soo bax ...... yaab!? .... maba aysan hubsanee waa daba dhaqaaqdey ..... ma sheeko baa ka dhaxeysey ..... inta uu banaan la tagey buu tumey oo lafta ay qaadaba jebiyey 😂😂😂

Maalinkii danbe ayuu soo noqdey asoo iska dhigaya nin safar ka yimi waa gabdhii oo luud iyo tabcaan la liicaysa kuye naa xaajiyo maxaa ku helay?? ... kulaheydaa dhib la'aan xaley baan sariirta ka dhacey saakana kaabadan ka dhacey. 
Waxey sheeko iyo war iska guraanba sheekhii ha adimo markaasuu ku dhahey xajiyo sheekhii fiicnaabaa eedamayee aamu kulaheydaa waar igadaa sheekhna maahee dumarkuu tumaaba la dhahayee .... 😂😂

Sheekadan maxaa kaaga baxay ???




Comments

Popular Posts