Skip to main content

Featured

sheekooyin kaa qoslin doona oo aad u xamaasad badan

Sheekada Koobaad: Hooyo ayaa ka shakisay wiilkeeda inuu la seexdo gabadha uu la ijaartey aqalka .... maxay samaysey yaab: Hooyo ayaa waxa ayka shakisey wiilkeeda, kadib waxa ay ku booqatey aqalkii uu dagenaa oo ay gabadh ku weheliso si ay jiiraanka ula bixiso. Hooyadu waxa ay aaminsaneyd in xidhiidh uu ka dhaxeeyo. Waa ay martidey, wiilkeeda iyo gabadhii la daganeydba aad bey usoo dhaweyen Wax caawimo ah may siinin wiilkeeda xaga cunto kariska iyo xaga nadaafada midnaba. Si ay u ogaato balse waxa ay ogaatey in gabadhu ay tahey mid cuntada iyo nadaafada aqalkaba ilaalisa. Shakigeedana aadbuu usii batey. Waxa ay aad indhahooda ula raacdaa marka lafadhiyo miiska cuntada.  Wiilku waxa uu ahaa mid dareensan shakiga hooyadiisa, aad baanu isku iaalin jirey, hooyadii waxa uu ku odhan jirey waxba nagama dhaxeyan. Hooyadii maalmo kadib waa iska noqotey.  Mudo todobaad ah kadib gabadhii waxa ay ogaatey in aqalka uu ka maqanyahey bileedhkii dahabiga ahaa waxa ayna usheegtey wiilkii inuu h...

Dadkaygoow i aasta .... hadalka madaxweyne Putin ee ku aadan Africanka

Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladamir Putin ayaa yidhi : 

Africa waa xabaalaha dadka Africanka ah ......

Isagoo cadaynaya midaasi ayuu hadalkiisa kusii daray : -

"Marka qofka Afrikan ka ahi uu taajir noqdo bank account kiisa waxa uu ka furtaa wadanka Switzerland, waxa uu daawayn caafimaad u tagaa France, waxa uu maalgashada 

Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladamir Putin ayaa yidhi : 

Africa waa xabaalaha dadka Africanka ah ......

Isagoo cadaynaya midaasi ayuu hadalkiisa kusii daray : -

"Marka qofka Afrikan ka ahi uu taajir noqdo bank account kiisa waxa uu ka furtaa wadanka Switzerland, waxa uu daawayn caafimaad u tagaa France, waxa uu maalgashada Germany, waxa uu wax kasoo gataa Dubai, wuxuu isticmaalaa oo quutaa waxsoo saarka China, waxa uu u cibaado tagaa Mecca (Muslimka ) ama Rome (Christian ka), caruurtiisu waxa ay wax ku bartaan Europe, waxa uu dalxiis u tagaa waddamada  Canada, USA  iyo Europe inteeda kale.

Laakiin haddii uu dhinto waxa lagu aasayaa wadankii uu u dhashay ee Africa Ku yaalay.

Africa waa qubuuraha dadka Africanka ah!!! Haddaba sidee loo maal gashan karaa oo loo horumarin karaa qubuuro???

Haddalka Putin sidee u aragtaa ??? 

Balse maxaa kaga jawaabi lahayd waydiintiiza 

Comments

Popular Posts