Search This Blog
Bartan waxaad kala soconkartaa warbixinihii ugu dambeeyey suuqa iyo caalamkaba iyo madadaalooyinka sida cayaaraha, sheekooyinka iyo suugaanta Afka soomaliga.
Featured
- Get link
- X
- Other Apps
5-ta wadan ee ugu faqrisan aduunka
Marka la eegaayo faqriga iyo macluusha waxaa keena dagaalada sokeeye, cimilada oo xumaata, abaaraha iyo dawlada xumada.
Ayada oo la eegayo habka GDP oo ah habka cabirka dhaqaalaha dawladaha ayaa waxaa lagu cabirey sanada 2026 inay noqon doonaan shanta wadan ee ugu dakhliga yar ama gaajada iyo macluusha khatarta ay ugu jiraan dadkeedu shan dal african ah oo sidan u kala daran:-
Kaalinta shanaad: Central African Republic
Kaalinta afraad: Malawi
Kaalinta saddexaad: Serraleone
Kaalinta labaad: South Sudan
Kaalinta koobaad: Somalia
Maxah kula tahey iney sabab unoqotey inagana dhigeysa mida ugu liidata????
Maaha waxaan iska qorey ee waa qoraal lagu xusey oon ka soo xigtey majalada la dhaho Focus Economics.
- Get link
- X
- Other Apps
Popular Posts
Dheecaanka Raganimo ............ keliya ragga
- Get link
- X
- Other Apps
sheekooyin kaa qoslin doona oo aad u xamaasad badan
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment